DHAGAYSO: Madaxweynihii DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo goor dhoweyd magaalada Addis Ababa…….

JIGJIGA(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ayaa sheegaya in goor dhoweyd maxkamadd lasoo taagay Cabdi Maxamuud Cumar madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia isla markaasna dacwadiisa ay tahay mid culus. Hadaba si aad u hesho xogtaas oo dhan iyo waxa laga yeelayo Cabdi Maxamuud Cumar halkan riix oo ka dhagayso.

HALKAN RIIX OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment