DEG DEG+DHAGEYSO: Dagaalkii Cadaado joogsaday, Faahfaahin iyo Xiisad taagan.

CADAADO(P-TIMES)-Faah-faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dagaal culus oo Saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Duleedka Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud, kaas oo dhex maray Ciidamo ka baxay Magaalada Gaalkacyo iyo Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Is-hortaagay Ciidamadan.

Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay Khasaare isigu jira Dhimasho iyo Dhaawac.

RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO FAAH-FAAHINTA.

Leave a Comment