SAWIRRO: M/weynaha PL oo booqday goobo muhiim ah, kana hadlay arrimo xasaasi ah

BADHAN(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kusugan magaalada Badhan ayaa booqday halka uu yaalo qalabka dhismaha wadada laamiga ah ee Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo isku xiraysa oo hadda dhaaftay magaalada Badhan.

Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhageystay guddiga wadadan wada, wuxuuna bogaadiyey talaabada la qaaday oo uu amaanay isagoo sheegay in ay tanni tahay arrin muhiim ah.

Mr, Gaas ayaa sheegay in qodobada ugu muhiimsan ee waxqabadkiisa ay tahay in wadadan la dhameystiro, sidaas oo kalena wuxuu sheegay in aan loo baahneyn qalab dammbe oo hadda la helay qalabka birta culus ee Puntland.

Shirka golaha Wasiiradda Puntland oo goor dhaw furmaya, waxaana sidas oo kale uu booqday xarumaha dawladda ee gobalka Sanaag, gaar ahaana magaalada Badhan oo ay ka mid yihiin Bangiga, Xarumo wasaaradeed iyo Isbitaalka magaalada.

4 Comments

  1. Sulaiman says:

    GAAS WIXIISU WAA IGU SAWIR.
    JAAMACADDA MAAKHIR EE DAWLADDA KUWEYT DHISTAY EE ALBAABADA SI RASMI AH LOOGU FURAY SANADKII 2010-KII,DUFCADDII U HORRAYSAYNA KA QALIN JEBIYEEN SANADKII 2015KII,AYUU LEEYAHAY XARIG BAAN KA JARI.
    IGU SAWIR IYO OLOLE CODKA XILDHIBAANADA SANAAG SIDUU U HELI LAHAA EE SULDAANKA UGA DHAMEESAN LAHAA AYUU KU QARINAYAA WAXAKAN OO UU KU DAAHAYAA.
    YUU KA CAQLI BADAN YAHAY?.
    IGU SAWIR LOOMA BAAHNO EE WAX-QABAD DHAB AH OO DAACAD AH BAA LA RABAA.

    JAAMACAD 8 SANO JIDHAY AYUU RIWAAYAD KU METELI..

    WAAKAN WARKA QALIN-JEBINTA DUFCADDII 1AAD EE 2015-KII KA BAXDAY JAAMACADDA MAAKHIR.

    Dufacadii ugu horaysay oo ka qalin jabisa Jaamcadda Maakhir University Badhan
    (Sawirro)
    January 1, 2015- By:Mohamed Dacar
    Shares
    Jamacadda Maakhir University ee Magaaladda Badhan waxaa ka qalin jabiyey Dufcadii ugu horaysay Ilaa iyo intii Jamacadda albaabadda loo furay sanadkii 2010 Dufcadan ayaa isigu jirtay labo kulayadoo oo kala ah Kuliya (Computer Science- IT) oo ah Heerka Digriiga koowaad ee Bachelorka loo yaqaan iyo qaybta Labaad oo ah Horumnarinta Bulshadda( Community Defvelopment) oo ah HeerkaDiplomaha.
    Waxaa Xaflad Qalinjebinta oo ahayd mid siweyn lo soo agasimay ayaa waxay ka dhacday magaladda Badhan,waxaana ka soo qayb galay dhamaan bulshaweynta ku dhaqan gobolka Sanaag, goboladda kale ee deriska laah, Maamulayaasha Dugsiyadda Sare ee GobolkaSanaag, madaxda Gobolka iyo dadweyne ku farxsanaa Farxadda iyo guusha ay gaartay Jaamacadda Maakhir University looguna hambalyeyey ardaydii Kaqalinjebisay oo noqday kuwa nasiib u helay inay noqdaan kuwa taariikhda gobolka wax weyn ka bedelay .
    Waxaa iyana xagoooda kelmedo mahadnaq ah usoojeediyey Asaasayaasha, Macalimiinta, Maamulka iyo intii kalke ee gcan ka geysatey Jaamacada ardaydii ka qalin jebisay una rajeyeey inay hawsha siilabalaabaan halkaasna kasiiwadan.

  2. Badar says:

    Aaway murashaxiintii kale ayaku may gaas kula tartamaan siday cod u heli lahaayeen?.
    Gaasow waxba ha daalin mar labaad soo noqon maysid waqtigaagana waad qaadatay wax aad qabatayna looma jeedo oon ka ahayn ceeb aad usoo jiidday dhul udug.
    MARKAAN WAA MARKAANAGII,WAXANA WADANAA SIYAASI RUUG CADDAA AH,OO ASAGA IYO AABIHIISBA LAGA QADARIYO SOOMAALIDA OO DHAN.
    WUXUNA DOORASHADA KU GELI XOOLO XALAAL AH OO UU TABCADAY.
    HA LUGOIN GAASOW LAGU BARAYEE.

  3. Badar says:

    Aaway murashaxiintii kale ayaku may gaas kula tartamaan siday cod u heli lahaayeen?.
    Gaasow waxba ha daalin mar labaad soo noqon maysid waqtigaagana waad qaadatay wax aad qabatayna looma jeedo oon ka ahayn ceeb aad usoo jiidday dhul udug.
    MARKAAN WAA MARKAANAGII,WAXANA WADANAA SIYAASI RUUG CADDAA AH,OO ASAGA IYO AABIHIISBA LAGA QADARIYO SOOMAALIDA OO DHAN.
    WUXUNA DOORASHADA KU GELI XOOLO XALAAL AH OO UU TABCADAY.
    HA LUGOIN GAASOW LAGU BARAYEE.
    WAA HADDAANU ISKA DIIDIN OO KA HAN WEYNEEN HOGAAMINTA DALKIISA .
    ANI WAXAN ORAN LAHAA DALKAAGA WAA KUU BAAHANYAHAY EE HA KA SAN TAAGIN.
    WAA LA ARKIN AFAR BILOOD KA DIB HADAYNU GAARNO OO ALLAAH NAGU SIMO GAAS OO LAGA GUULAYSTAY OO MARAYKAN ISKAGA LAABTAY.

  4. Sacad says:

    DAMEERIIN BIQLO BADAN BAA MEESHAAN DHUUSO KA WADO.
    WAARYAADA NIICDA MEESHA KALA TAG EEYIIN AF QARMUUN BAA TIHIINEE.
    MAXAA LA IDINKA WEYDIIN ARIMAHA GAAS ASAGA AYAA SOO LAABAN OO AFAR SANO OO DAMBE HOGAAMIN DHUL UDUG EE MAXAA SAMAYN KADHAAN?.
    NIICDA MEESHA KALA TAGA SAQAJAAMIIN YAHAY.
    GAAS WAXBA MA QABAN YAA KA DHEGEYSAN DAMEER QABIILEYSTE AH OO CUQDAD DARTEED ISU DIIDSIIN WAX-QABADKA MADAXWEYNIHA OO AH MADAXWEYNIHII UGU FIICNAA EE PUNTLAND HARUMAR LA TAABAN KARO GAARSIIYAY.

Leave a Comment