DHAGEYSI XASAASI AH: M/weynaha Puntland ”Boosaaso haddii aysan jirin, Puntland ma jirayso”

BOOSAASO(P-TIMES) – Madaxweynaha Puntland Cabdiwei Maxamed Cali oo ka hadlayay magaalada Boosaaso maanta ayaa soo qaaday marxaladda Amniga ee magaaladaas oo ay isla maantaba ka dhigeen dil loo geystay qaar kamid ah Ilaaladiisa.

Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in Amniga Boosaaso oo wanaagsanaada ay la macno tahay Amniga guud ee Puntland oo hagaaga, isagoo sidaas oo kale ka hadlay arrimaha looga baahan yahay Golaha Deegaanka.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSTO.

Puntland ayaa u diyaar garoobaysa Doorasho ay ka har tahay wax ka yar 90 maalmood, waxaana doorashada ka hor dhacaya falal amaan darro, gaar ahaana Boosaaso & Gaalkacyo oo ay ka dhaceen dilal kala duwan, sidaas oo kale caasumada ayaa cabasho laga keenay xaaladeeda Amniga.

Madaxweyne Gaas wuxuu safar kusoo maray gobalada Karkaar, Sanaag & Barri oo uu hadda joogo, waxaana la filayaa in uu gaaro gobalka Mudug, waxaana la rumeysan yahay in uu safarkan yahay mid uu ku furayo mashaariic uu ka hirgalisay xukuumaddiisu goobahaas, waqti ay maalmo yar ka hareen mudada xil-heynta.

7 Comments

  1. Abdiweli says:

    Reer boowe iyo baayo faankii inta laga badiyey ayey sidii siileydii saracda ka dhidideen. Reer bari ayagaa u baahan oo u ooman puntland inteeda kale. Eroboorkii loo dhisay walee waa lugu khasaaray, waa taasoo hal diyaarad kasoo dagin, oona ay dakadiina dhismi weydey daraadood. Anigu cidaas waxaan leeyahay puntland waxay leedahay 1500boo xeeb ah, meel kastana waa dakad dabiici ah oo si sahlan ayaa dakad caalami ah looga taagi karaa hadii eebe idmo. Marka dareen ka qaba Las Qoray iyo xeebaha kale ee puntland, wa hadii aydan qunjuraafka iyo caga goynta aad ku haysaan puntland aydan joojin.

    Cabdiweli waa in kalkooliyey lakiin mid muuniniin in ka dhiga ha sugi waayina.

    • Anonymous says:

      Boosaaso cidna uma baahna ee iyadaa loo baahan yahay. Magaalana sideedaba umad kala duwan ayaa dhista ee qabiil ma dhiso

  2. Sacad says:

    Nacaskaan daamanka weeyn leh,horta ma ogtahay in boosaaso tahay halka laga biilo puntland ee ay Ku Dhisan tahay?.

    PUNTLAND WAA BARI BOOWE,LA’AANTEEDNA WAA EBER IYO SAXARO.
    WAA IN REER PUNTLAND TAAS OGAADAAN SIDA GAAS SHEEGAY.
    BARI SIIBA BOSASO WAA HALBOOLAHA PL EE LAGA BIILO PUNTLAND.
    DHULKA WAA WADA XEEB KUYE
    NACAS BAAD WALLEE TAHAY MA WAXA RUN MOODAY DHAGXAANTA GAAS GARACAD GEEYAY EE WAX KA HIR-GELAY JIRIN EE DANO OLOLE KU KALIFTAY.
    MA IS WEYDIISAY PL OO DAL FAQIIRA TEKED DHISAN KELIGIIS.
    DEKEDDA BOOSAASO WAXA WADA LEH REER PUNTLAND EE HA AF-LAGAADEEN DAMEERYOHOW REER BARI.

  3. Wiil Bari says:

    WALEE ABDIWELIYOW WAXA U HADAL EGTAHAY REER BAADIYE MUDUG EE GAAJADA KA REEBNAY EE SAXARAHA QARAXA ILAAHAY SIIYAY.
    BAL MAXAA U CAAYIN DAD KAA SHARAF BADAN EE SOO SAARA WAXAAD CUNI EED SIDA DAANIGA ISAGA CUNTO ADOON U MAHAD CELIN.
    IS WEYDII HALKA LAGA BIXIYO MISHAARKA MADAXWEYNAHA,KU XIGEENKIISA,BAARLAMANKA,WAZIIRADA,SHAQAALAHA DAWLADA,CIIDANKA.
    WAA CANSHUURTA YADHKA AH EE TEKEDA BOSASO KA TIMAAD.
    DOOFAAR OROD AAD XEEBAHA SHEEGIN OO WAX KA DHISO.
    CEEBAY KUGU TAHAY NINKA KU MASRUUFIN INAAD CAAYDO.

  4. Sulaiman says:

    Cali Saleemaan miyaa dareemay Qiyaano Mudug,Boowe Gaas waa hogaamiye Dagaal ee haloo kordhiyo
    Kkkk

    Dulqaadka Cali Saleemaan iyo Canshuurtooda ayaa lagu wada joogaa Dalka Puntland.
    Taa ciddaan ogeyn oo soomaali ahi ma jidho.Ka gudub
    @WAA MAXAY KHALKHALKAAN GAAS SOO WAAJAHAY SAACAD GUDEHEED LABA MASUUL XILKII KA QAADAY,KUWO KALENA MAGACAABAY ISAGOON SHEEGIN SABABAHA UU U CUSKADAY XIL- KA- QAADISTOODA.
    MA INQILAAB KA BIQIN,MISE KORORSI KU DHAWAAQIN MARKU GAROOWE KUSOO LAABTO OO WUXU SII MAGACAABIN GUDOOMIYE GOBOL IYO TALIYE KA HOR TAGA QALALAASO IYO MUDAHARAADYADA DHICIN?.
    WAY U EGTAHAY.
    GOBOLADA OO DHAN WUXU KEENSADAY RAG KA SHAQEEYO OLOLIHIISA OO UU LACAG KU BIXIYAY ISAGOO KALA DIRAY GOLAYAASHI DEEGAANKA BARI,NUGAAL,MUDUG KUWO CUSUBNA QARASH KU BIXIYAY SIDII RAG WATO U IMAN LAHAAYEEN WAANA U HIRGASHAU INTAAN KA WAR HAAYO BARI IYO NUGAAL,MUDUGNA WAABA HALKUU KU DHASHAY,SANAAGNA SULDAANKA KASOO DHAMEYSTAY.
    AAWAY MURASHAXIINTII LA TARTAMI LAHAA,MEE AYAKA OLOLOHOODA,MISE WAA MAGAC U -YAAL.

  5. Axmed Yare says:

    WARYAADA SAQAJAAMIIN BAA TIHIIN AF-QARMUUN EE AAMUSA.
    BAL MAXAA IDINKA QUSEEYO ARIMAHA GAAS.
    KAN WIIL BARI WATO IYO KAN SULAIMAN MA HOOYADIIN BAA TEKEDA LEH REER PUNTLAND BAY KA DHEXEYSAAYE.
    BAL DABAALNIMADIINA FIIRIYA
    DEKEDA MA WAXAY KU SHAQEYSAA ISTICMAALKA GANACSATADA PUNTLAND OO DHAN,MASE GANACSATADA REER BARI OO QURA.
    BAL KA WARAN HADII GANACSATADA PL EE GOBOLADA KALE ISTICMAALKEEDA JOOJIYAAN MA SHAQAYN OO MA KA HELAYSIIN MACAASH IYO LACAGTAN AAD DADKA KA XIGSANAYSAANIIN?.
    REER PL ISKA DAAYE SOOMAALIDA KALE BAA ISTICMAALA OO WAXNA KALASOO DEGA WAXNA KA DHOOFSADO.
    MARKA CAQLI MADAXA IDIINKAMA JIRO EE DABADA IDIINKA JIDHAA.
    DABBAALO DOOFAAR AH.
    TEKEDA WAXAY KA DHEXEYSAA OO U FURAN TAHAY SOOMAALI ADINKANA REER PL KA HADLIN.
    DHUUSO QARMUUNKA MEESHA KALA TAGA EEYAHAY.

  6. Axmed Yare says:

    Sacad

    Adna la mid baa tahay doofaaryohow qarmuunka badani.
    War waxakan xagee ka imaadeen dugaaga ahi ee kala gurin reer dhul udug.
    Waryaada joojiya saqajaanimadaan cadow badan inoo jeedo oo Ku farxin sida u kala gurin dadkiina,waana sababta wax badan idiin oranayn dabaalayohow cuqdada buuxisay.

    Waxaan in qoraalkooda la masaxo ahayd.

Leave a Comment