DHAGEYSI XASAASI AH: PL oo jawaab adag u dirtay Xildhibaano katirsan B. Faderaalka Somalia oo dhaliilay M/weynaha Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa si adag ugu dhaliilay xubno katirsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo si khaldan u turjumay hadal uu jeediyey Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kaas oo kusaabsanaa meelaha ay ka soo jeedaan kooxda Al- Shabaab.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Shabaab badan oo ka soo jeeda Baay, Bakool ay falal amaan darro ka geystaan Puntland, taas awgeedna aysan u dulqaadan karin….HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa difaacay hadalka Madaxweynaha Puntland, wuxuuna cadeeyey in cidii ka hortimi hadalka Madaxweyne Gaas ay tahay Argagixiso, kuwa laga hadlayay garab iyo gaashaan siinayey.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

Leave a Comment