DHAGEYSO: Khasaaraha ka dhashay Dagaal culus oo galabtay dhexmaray Ciidamo S/LAND iyo Jabhadda Col, Caare

CEERIGAABO(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo galabtay ciidamada Somaliland, gaar ahaana kuwa loo yaqaano RRU-da ee la dagaalanka Argagixisadu ay ku qaadeen deegaanka HAL DHAADSAN iyo Buqda, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamo uu hogaaminayo Abaanduulihii hore ee ciidamada gobalka Sanaag Col, Jamaal Baaxad.RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO WARARKI U DAMBEEYEY

Dagaalkan ayaa la sheegay in uu geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana la xaqiijiyey dhimashada 5 askari oo kamid ah dhinacyada dagaalamayey, warar kale ayaa sheegaya in uu dhaawacuna intaas ka badan yahay labada dhinac.

RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO WARARKI U DAMBEEYEY

Leave a Comment