DHAGEYSO+SIR: Mashruuc laga fulin lahaa Deegaanka Baacadweyn ee PL oo la musuqmaasuq+VOA-da oo shaacisay

Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa hakiyey mashruuc ku saabsan horumairnta dadka reer guuraaga ah oo uu ka waday Soomaaliya kadib markii ay soo baxday in mashruucaas si xun loo maamulay.

Dawladda Soomaaliya waxay isku dayday inay wax ka qabato walaaca bankiga islaamka iyadoo xabsiga u taxaabtay sarkaalkii maamulayey mashruucaas.

Deegaanada laga fulin lahaa Mashruucan waxay kala yihiin Baacadweyn oo katirsan gobalka Mudug, ayna maamusho Puntland iyo Faxfax-dhuun oo katirsan Koonfurta Soomaaliya.

Haddaba sidee ayey wax u dhaceen oo loo maamulay mashruucan? Waa mowduuca Barnaamijka Galka Baarista, waxaana soo jeedinay Haaruun Macruuf.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO SIRTAN

 

Leave a Comment