Dagaalkii ugu horeeyey oo galabtay ka dhex qarxay Jabhadda Caare & Ciidamada S/LAND, kana dhacay G Sanaag

CEERIGAABO(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sool ayaa cadeynaya in uu galabtay iska horimaadkii ugu horeeyey dhexmaray ciidamada Somaliland iyo ciidamo katirsan Jabhadda Col, Caare, uuna ka dhacay halka loo yaqaano HAL-DHAADAN.

Wararka ayaa sheegaya in uu dagaalkan ku bilowday ka dib markii ciidamo uu hogaaminayay Col, Baaxad oo horey u soo noqday Abaanduulaha ciidamada Somaliland ee kusugan gobalka Sanaag, dhawaana kasoo laabtay Saldhiga Jabhadda Col, Caare ee duleedka magaalada Qardho.

FAAHFAAHINTA LA SOCO GOOR DHAW

 

Leave a Comment