XOG+CADEYMO: PUNTLANDTIMES oo dabagal ku sameysay Mashaariic ay isku haystaan PSAWEN & Wasaaradda Deegaanka, Helayna Macluumaad xasaasi ah?

GAROOWE(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu dhawaan daabacay warbixin la xariirta is heysiga dhanka sharciga ah oo u dhaxeeyey Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland iyo Hay’adda Biyaha Puntland ee PSAWEN, kuna saabsanaa arrimaha is heysiga arrimaha mashruuc muhiim u ahaa bulshada Puntland ayna dawladda Jarmalku ka hirgalin lahayd gobalada Nugaal & Mudug. Warsiduhu wuxuu helay markale … Continue reading XOG+CADEYMO: PUNTLANDTIMES oo dabagal ku sameysay Mashaariic ay isku haystaan PSAWEN & Wasaaradda Deegaanka, Helayna Macluumaad xasaasi ah?