C/laahi Sheekh Xasan oo loo magacaabay Afhayeenka Gollaha Iskaashiga

NAIROBI(P-TIMES)- C/laahi Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka ee maamulka Koofur Galbeed Somalia ayaa loo magacaabay afhayeenka gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada, kadib qoraal kasoo baxay gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya.

Leave a Comment