DAAWO:Dagaalkii Tukaraq oo daafaha u baxay & Somaliland oo weerar ah “Qaxa Ama Noo Soo Qaxa Waan…..

HARGEYSO0P-TIMES)-Xildhibaano kamid ah Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeyso, ayaa si Kulul uga hadlay Dagaalkii Habeen hore dhex maray Ciidamada Difaaca Puntland iyo Kuwa Maamulka Somaliland. RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO XILDHIBAANADA.

Xildhibaanadan ayaa Sheegay inay puntland kusoo Dhuusay Ciidamadooda ku sugan Jiidaha Tukoraq, Iyagoona Sheegay inay ka jawaabi doonto Somaliland.

Waxaa ay Sheegeen inay qabsan doonaan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, Tani ayaana ahay calaamad dagaal oo rasmi ah.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO XILDHIBAANADA.

Leave a Comment