DEG DEG+AKHRISO: M/weynaha Galmudug oo kudhawaaqay wasiiradiisa cusub.

DHUUSAMAREEB(P-TIMES)- Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Liiska golihiisa Xukuumadda oo uh ka muuqdo isbedel xoog leh.

Magacaabida xubnaha waxaa ka dhex muuqda qaar kamid ah Isku dhafka labada dhinac ee Ahlu Suna iyo Galmudugtii hore.

Leave a Comment