DEG-DEG+DAAWO: D/gobaleedyada Oo Si Kulul Uga Jawaabay War kasoo baxay DF Soomaaliya & Kuna Tilmaamay Riyo.

GAROOWE(P-TIMES)-Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada C/llaahi Sheekh Xassan, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si adag ugu jawaabay War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ku aadanaa Shirk aka socda Caasimadda Puntland ee ay lee yihiin Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada iyo Doorashooyinka kusoo wajahan Dowlad Gobaleedyada Qaar.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO AFHAYEENKA.

Leave a Comment