DEGDEG+DAAWO:Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay in Farmaajo & Khayre ay abuureen cadaawad Soomaaliyeed

HARGEYSO(P-TIMES)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo maanta Khudbad ka Jeedinayay Munaasabadda Saxiixa Balaarinta Dekedda Berbera oo ka dhacday Hargeysa, ayaa Sheegay in Balaarinta Dekedda Berbera ay soo Martay Marxalado kala duwan. RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO HADALKA MUUSE BIIXI.

Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa Sheegay in Somaliland ay soo dhaweynayso Hormarka iyo Nabadeynta ka socota Geeska Africa, waxaana uu Sheegay inay diyaar u yihiin inay Doorkeeda ka ciyaarto.

Madaxweynaha Somaliland ayaa Sheegay in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee haatan talada haya ay Somaliland u Muujiyeen Cadaawad iyo Naceyb, waxaana uu Sheegay in ay Gardarro ku waddo.RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO HADALKA MUUSE BIIXI.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO HADALKA MUUSE BIIXI.

Leave a Comment