DHAGAYSO:Caasimada Koonfur Galbeed oo lagu weeraray Gudoomiyihii Ururka Haweenka G. Baay

BAYDHABO(P-TIMES)- Xili dhawaanahan la filayo in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay ka dhacdo doorashada madaxtinimada Koonfur Galbeed Somalia ayaa waxaa walaac xoogan la muujinayaa amaanka magaalada Baydhabo. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Baay ay ka degan tahay gudaha magaalada Baydhabo ayaa waxaa la sheegay in lagu weeraray Bumbo gacmeed meel fog laga soo tuuray sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan laamaha amaanka Baydhabo.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA 

Leave a Comment