DHAGAYSO:Deegaano badan oo ka tirsan Puntland oo laga barakacayo & Gudoomiye shaaciyey in deegaanada……

GAROOWE(P-TIMES)- Xili dhawaan ay soo baxayeen saadaal sheegaysa in Duufaano ay Ku dhufanayaan qaybo kamid ah deegaanada dhaca xeebaha Puntland maalmaha soo socda ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay maamulka gobolka Gardafuu.  RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Gudoomiye ku xigeenka degmada Caluula Ciise Maxamuud Cali oo waraysi siiyey Radio Garowe ayaa sheegay inay hayaan xogta duufaanaasi la sheegay inay ku wajahan yihiin qaybo kamida gobolka Bari, waxaana uu sheegay gudoomiyuhu in si weyn looga diyaar garoobay duufaantaasi.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Leave a Comment