DHAGAYSO:Deegaano ka tirsan Gobolka Sool oo xaalad adag laga soo sheegayo & Dhulkii Xooluhu daaqi jireen oo….

GAROOWE(P-TIMES)- Deegaanka Hadh-wanaag oo ka tirsan gobolka Sool una dhaxeeya magaalooyinka Garoowe iyo Laascaanood ayaa waxaa ka jira abaar aad u xoogan sida uu sheegay mid kamid ah waxgaradka deegaankaasi oo lagu magacaabo Cali Jaamac Diiriye. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Cali Jaamac Diiriye ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ay jiraan xidhmaysi lagu hayo dhulkii xooluhu ay daaqi jireen, waxaana uu baaq u diray madaxda dowladda Puntland.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Leave a Comment