DHAGAYSO:Garoowe oo war farxad leh kasoo kordhay & Qaar kamid ah Bukaanadii ku jiray Xarunta….

GAROOWE(P-TIMES)- Xarunta Alnasru Allah ee magaalada Garoowe oo lagu xanaaneeyo dadka xanuunsan ayaa waxaa ka baxay dad hore loo geeyey iyaga oo ka xanuunsan dhanka maskaxda, kadib markii ay caafimaadeen.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment