DHAGAYSO:Qaar kamid ah Isimadda dhaqanka Puntland oo ku baaqay in dastuurka Puntland la furo lana kordhiyo Xildhibaanada Baarlamaanka

GAROOWE(P-TIMES)- Suldaan Siciid Guuleed oo kamid ah isimadda dhaqanka Puntland ayaa ku baaqay in la furo dastuurka Puntland isla markaasna la kordhiyo tirada xildhibaanada Baarlamaanka Puntland. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA SULDAANKA

Suldaanka ayaa sheegay in lagama maar maan ay tahay in la helo sinaan iyo cadaalad u dhaxaysa shacabka Puntland iyo in loo sinaado kuraasta gollaha Baarlamaanka Puntland, waxaana uu sheegay in dastuurka Puntland uusan ahayn Aayad Quraan ah loona baahan yahay si dibu eegis lagu sameeyo.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA SULDAANKA

3 Comments

  1. Haliye says:

    DASTUURKA reer mudug wax ugama maqna waayo PUNTLAND nus ama half ayay ka degtaa waa in iyagu isku doontaan wixii dhexdooda isaga maqan, waa toornaysi inay sameeystaan ama gal-nus raacaan. Hadii kale sidii hore iska iimaansadaan.

  2. Maxamed sulub says:

    Xaqiradu xal makento.xaqu cidna wax udhimimayo.ummadda puntland yeysan isku xadgudbin.

  3. Abdiweli says:

    Sulub

    Waan kugu raacaacay. xaqiraadu waa xaaraan. Bulshada puntland waa in ay ka simantahay matalaada.

Leave a Comment