DHAGAYSO:Shirkii dibu eegista dastuurka Somalia oo kusoo xidhmay Garowe & Qodobo laga soo saaray

GAROOWE(P-TIMES)- Shir looga hadlayey dibu eegis lagu sameeyo qaar kamid ah cutubyada dastuurka Somalia oo maalmihii ugu dambeeyey ka socday magaalada Garoowe ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana laga soo saaray shirkaasi todobo qodob oo mid kamid ah la isku mari waayey.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO QODOBADII LASOO SAARAY 

Leave a Comment