DHAGAYSO:Somaliland oo sida fiinta uga qaylisay Puntland & Dagaalkii Tukaraq oo sababay xaalad ah……

HARGEYSA(P-TIMES)- Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa sheegay in uu bur buray wada hadal nabadeed oo laga dhex waday Puntland iyo Somaliland. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Xildhibaan Axmed Maxamed ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedaymo kaga yimid dhanka Puntland oo la xdhiidha in dagaalkii ka dhacay deegaanka Tukaraq ay ciidamada Somaliland ku horeeyeen, waxaana uu sheegay in dagaalkaasi uu yimid markii weerar gaadmo ah sida uu hadalka u dhigay xildhibaanku ay kusoo qaadeen ciidamada Somaliland ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo ku sugan jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Xildhibaan Axmed Maxamed ayaa sheegay in ay meesha ka baxeen dadaaladii nabadeed ee ay beesha caalamku ay ka dhex waday labada dhinac ee Puntland iyo Somaliland.

Leave a Comment