DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey ee Qaraxii Baydhabo & Dhimashada oo sare u dhaaftay 20 Qof

BAYDHABO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno qaraxii ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dhimashada ka dhalatay weerarkaasi ay gaadhayso 20 qof sidaas oo kalena ay jiraan in ka badan 20 dhaawacyo ah oo la geeyey goobaha caafimaadka. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Labo goobood oo lagu kala weeraray labada qarax oo ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo ayaa la sheegay in mid kamid ah goob Hotel ah uu ka dhacay, kaas oo wararka qaarkood ay sheegayaan in uu kulan ku qabsan lahaa musharax madaxweyne Mukhtaar Roobow Cali oo kamid ah siyaasiyiinta loolanka adag ugu jira hogaanka Koonfur Galbeed Somalia.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Leave a Comment