DHAGAYSO:Waxgaradka Puntland oo ka hadlay arin shacabka wal wal xoogan ku haysa & Gaas oo lagu badali doono…..

GAROOWE(P-TIMES)- Xili deegaanada kala duwan ee Puntland ay weli ka socdaan soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka Puntland si la iskugu diyaariyo doorashada madaxtinimada Puntland ayaa waxaa shacabku ay is weydiinayaan su’aalo ay kamid yihiin sidee loo heli karaa Baarlamaan tayo leh oo soo dhisa dowlad u qalanta dadka Puntland iyo kuwo kale oo badan. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Habada Yaasiin Muuse Boqor oo kamid ah waxgaradka Puntland oo ka hadlay arimahaasi ayaa Radio Daljir uga waramay qaabka ugu haboon ee loo heli karo Baarlamaan tayo leh oo dadka iyo dalkaba wax u tara.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Leave a Comment