DHAGAYSO:Xiisad culus oo ka dhex qaraxday Puntland & Somaliland “Hargeysa ayaa si dhab ah looga qixi doonaa hadii….

GAROOWE(P-TIMES)- Kadib markii maanta ay ku hanjabeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliland in laga qixi doono magaalada Garoowe ee caasimada Puntland isla markaasna ay qabsan doonaan ciidamada maamulka Somaliland ayaa waxaa arimahaasi ka ka hadlay xilhdibaan Cali Jaamac Faarax (Cali Dhaga Cadde) oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Puntland. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA XILDHIBAANKA

Xildhibaan Dhaga Cadde ayaa ku tilmaamay xubnahaasi kasoo hanjabay magaalada Hargeysa ay yihiin rag xanuusan oo ka buka dhanka maskaxda una baahan dhakhtar waa sida uu hadalka u dhigaye.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA XILDHIBAANKA

One Comment

  1. Abdiweli says:

    Cudurka loo yaqaan jeegaan waa cudur dimirka nusqaamiya, qofkuu ku dhacana caaqiba dambe maleh. Astaamaha lagu garto cudurkaas waxaa ka mid ah shaqsiga xanuunsan oo kala garan waaya runta iyo riyada.

Leave a Comment