WAR DEG DEG AH: Puntland oo sheegtay in ay Khasaare gaarsiisay Somaliland, kuna dhawaaqday..

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay maalinta berri ah haddii Alle idmo faahfaahin buuxda ka bixinayso dagaal ambush ay ku sheegtay oo caawo ka dhacay degaanka Tukaraq.

Wasiiro ka tirsan Puntland oo aan la hadlay waxay ii xaqiijiyeen in dagaalku u dhexeeyay ciidamo Puntland oo degaanka ka soo jeeda iyo militariga Somaliland.

Sidoo kale waxay sheegeen in Somaliland khasaare la gaarsiiyay oo askar laga dilay gawaarina laga gubay

Hadaba wararkaan waxii ka soo kordha isha ku hay wararkeena dambe haddii Alle Idmo .

 

Leave a Comment