WARBIXIN+XOG: Loolanka Xildhibaanada Puntland oo meel adag gaaray, Gaas iyo Camay oo lug kuleh & Lacag gaaraysa Boqolaal Kun oo la adeegsaday.

GAROOWE(P-TIMES)- Loolan adag oo xagga xildhibaanada Puntland ah ayaa ka socda mandiqada, waxaana ilaa hadda loolanka ugu badan uu ka socdaa gobaladda Barri, Nugaal & Mudug oo ay rag iyo gabdho badan ku tartamayaan sidii ay u noqon lahaayeen cidda beelahooda matalaysa doorkan baarlamaanka mandiqadaas. Si weyn ayaa isha loogu hayaa Isbedelada iyo arrimaha Xildhibaan-raadinta … Continue reading WARBIXIN+XOG: Loolanka Xildhibaanada Puntland oo meel adag gaaray, Gaas iyo Camay oo lug kuleh & Lacag gaaraysa Boqolaal Kun oo la adeegsaday.