AKHRISO: Waraaq loo qoray Guddiga Khilaafaadka BPL ee uu dhowaan Magacaabayo M/weyne Gaas.

GAALKACYO(P-TIMES)-Guddoomiyaha Gobalka Mudug Xasan Maxamed Khaliif, ayaa Waraaq u qoray Guddiga Khilaafaadka Baarlamaanka Puntland ee la filayo inuu Magacaabo Dhowaan Madaxweynaha Puntland, taas oo ku saabsan Cadaalad darro ka jirtay Labada Kursi ee Beelaha Baha-majeerteen oo ay wadaagaan 8 Beelood oo Gobalka Mudug dega, balse ay heystaan 20 sano ee Puntland jirtay.

2 Comments

  1. Abdiweli says:

    Way sahlantshay sida lagu xaliyo qsybdigaan

    2 ÷ 8 = 0.25

    Beeshiiba waxay yeelanayaan rubuc-cod ( 0.25 ) oo ay musharaxooda siin karaan

  2. Abdiweli says:

    Way sahlantahay sida lagu xaliyo qaybsigaan

    2 ÷ 8 = 0.25

    Beeshiiba waxay yeelanayaan rubuc-cod ( 0.25 ) oo ay musharaxooda siin karaan

Leave a Comment