DAAWO:Puntland oo ku dhawaaqday arin argagax ku diray Somaliland Beelihii kuwada dagaalamay Gobolka…..

GAROOWE(P-TIMES)- Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa lagu qabtay shir looga hadlayey dhibaatada ka dhalatay dagaal beeleedyadii gobolka Sool, iydoona ay ka qayb galeen xubno kamid ah Culimaa’udiinka iyo Wasiirada dowladda Puntland. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Waxaa gaba gabadii shirkan dhammaan dhinacyadii ka qayb galay ay isku raaceen in gurmad balaaran loo fidiyo dadkii ku barakacay dagaalkii Dhummay isla markaasna dibu dejin loo sameeyo dadkaasi.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

In ka badan 5000 oo qoys ayaa la sheegay in ay ku barakeceen dagaal beeleedyadii ka dhacay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool, waxaana Puntland ay dadaal ugu jirta sidii dadkaasi kaalmo bini-adanimo loo gaarsiin lahaa.

2 Comments

  1. Faysal says:

    Beeneey waa Run. Majeerteen iyo Isaq was KU faraxsan tihiin. Laakiin, was aduunyo.

  2. will oog says:

    FAYSAL XUMAANTAAN XAGGEEEY KAAGA TIMI?? DAD ISLAAM AH OO WADA DHASHEEY OO SIDAAN ISKU XASUUQAYA CID KU FARXAYSA MA JIRTO…WAA LAGA NAXAY EE CUQDADDA ISKA SAAR OO NABADDA KALA SHAQEE DADKA.

Leave a Comment