DAAWO:Qaar kamid ah aqoon yahanada SSC oo ka hadlay nabadeynta beelihii dirirtu ku dhex martay Dhumay

MUQDISHO(P-TIMES)- Prof. Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo kamid ah aqoon yahanada deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa ka hadlay nabadeynta beelihii dirirtu ku dhex martay Dhumay, waxaana uu soo dhoweeyey qorshaha nabadeed ee lagu dhex dhexaadinayo beelahaasi. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Madaxweynaha dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia ayuu sheegay in uu kaalin wacan ka qaatay hirgelinta nabad buuxda oo dhex marta labada beelood, isagoona ugu baaqay in la kordhinayo tirada ergada ka qayb galaysa shirka magaalada JigJiga ka dhici doona.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment