DAAWO:Somaliland oo ku dhawaaqday dagaalkii ugu cuslaa & Xildhibaano hubka soo gurtay kadib markii….

TUKARAQ(P-TIMES)- Xili ay sii xoogaysanayaan xiisadaha u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland isla markaasna muddooyinkii ugu dambeeyey dhaq dhaqaaqyo dagaal laga dareemayey deegaanka Tukaraq ayaa waxaa magaalada Hargeysa dagaalka kaga soo biiray xubno ka tirsan wasiiro iyo xildhibaano. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Xildhibaanadani ayaa ku hanjabay in dagaal culus uu ku dhici doono jiida Tukaraq, waxaana ay qaarkood sheegeen in magaalada Garoowe laga qaxi doono balse xaalku kuma darsan cududa ciidamada difaaca Puntland.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

4 Comments

  1. Anonymous says:

    asc sxbyal ninka hargeysa ka qalinayo waxa ushagayah marka hore cabidanka maqriga iska dah ninweyn ba tahay garowe laga qax sxb ninyaho hada nin tahay car tukaq imo wa la yaqanah markey jeegan cabidanka maqriga iska badiyan o istiga tusan ayey waxey yaradan garowe laga qaxa sxb ninyaho badoda inta iska deysid rac imo tukaraq sxbyal somaliyey melkasta ad jogdi iska alali alshababka lashagayo wa muuse bixi iyo jeeganta dagaalkada kadhac gonfurta somaliya iyo qaraxyada ninka ababulo o lagacta siyo wa muuse bixi

  2. Haliye says:

    Tukaraq wey joogaan ee inaga PUNTLAND ah baa ka masuul ah in sidaas laynooku hanjabo hadalna inooma banaana inta nimankaasu joogaan TUKARAQ.

  3. WAXAA NOOGU WACAN CABDI WELI CALOOL OO KU YIMID LAASCAANO FAATAXA LAGUMA QABSAN TOLOW HADA MUXUU LA IMAN WAJIGAA GUBEY INA GAASOOW MA MAANTAA IIDOOR II HANJABEY NACALADKA INA GAAS BAA IIGU WACANEE MA IIDOOR BAA XATAA ILA HADLI JIREY IIDOOR WUXUU YAQAAN XABADOODA REER PUNTLAND BAA JIREE WAX BA KOLBA BA HA ORANINE GAROOWAA LAGA QAXAYAA EE HAL MAR OO DANBE BAA HARAYE AAN IS ARAGNO KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  4. Anonymous says:

    kkkkkkkkkkk horey waxa layirey somali ku mah mahdey nin maqri kadhargey darbi la fudah sxb waxa ku shagayah odey yashan jeeganta oo maqriga kadhargey sxb suaal nin tuugah madaxweyn maka dhiganh wa muuse bixi waxu isku darsadey tuugnimo iyo qarxis shabab dagalada ka socdan gonfurta somali oo ku dagalamayo ciidaanka qaranka somaliya iyo shabab sxbyal ninka abaabuko qarax yada iyo dagal wa muuse bixi iska alaliya waxa wu shagayah madaxweynh somalia farmajo iyo reywasarah kheyr iyo umada somaliyada melkasta ad jogdi iska alaliya ninka ababulo qarax yada oo lagacta siyo alshabab wa muuse bixi cabdi wa madaxweynah jeeganta iyo shabab sxbyal somaliyey melkasta ad jogdi iska alali muuse bixi wa shababka sxbyal intas aya hadalkey ugu baxey sxbyal somaliyey melkasta ad jogdi qeyr ba idin dhafey dhamantina macsalam bye

Leave a Comment