DAAWO:Wararkii ugu dambeeyey ee Dhumay & Dhalinyarada G. Sool oo sameeyey arin aanan laga fileyn

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa booqday deegaanadii dagaaladu ka dhaceeen ee Koofurta gobolka Sool oo ay ku dagaallmeen beelo walaala ah, waxaana ay sheegeen in ay kusoo arkeen guryo la gubay, caruur iyo haween barakacay. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Dhalinyaradani oo iskood isku xil qaamay ayaa dadkaasi ku baracay colaada waxa ay gaadhsiiyeen deeqo ay iska aruuriyeen, waxaana ay ugu baaqeen hay’addaha Samafalka iyo shacabka kale ee Soomaaliyeed in ay iyaguna dhankooda deeq gaadhsiiyaan qoysaskaasi ku barakacay colaadii ka dhacday Koonfurta gobolka Sool.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment