DEG-DEG+AKHRISO: Musharixiinta K/galbeed Oo Ku Dhawaaqay War Culus, Dalbadayna..

BAYDHABO(P-TIMES)-Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay iscasilaadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana ay soo jeediyeen in la dardargaliyo howlaha Doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.

Musharaxiinta xilka Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo jeediyay in ay muhiim tahay in dib loo dhigo doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ka dib markii ay sheegeen in dib u dhac uu ku yimid howlihii shaqadda maamulka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale ku baaqay in si deg deg ah loo soo dhameystiro xubnihii iska casilay Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed.

One Comment

  1. Abdiweli says:

    Tolow yaa ku xigin.

    Ma xaaf baa xaglaha isku maran oo gudoomiye xafad noqon.

    Ma Madoobaa marin habaab ku dhicin, oo maroodigu dardarin, oo mambaasa mandhasi ku cunin.

    Ma Gaas baa xilkiisa gabagabeyn oo galbeed u gacan haadin.

    Mise farmaajo ayaa faraxanuun ku dhicin oo faruuruhu go’in oo fartaagnimadii ka fogaan .
    Ma ku shalaa’i doonaa “Allow maxaan u farfareeyey oo fiirsi dheer u lahaanwaayey. Allow Firxadayee maxaa i faray ficil xumada”

Leave a Comment