DEG-DEG+AKHRISO: Puntland oo si cajiib ah uga hadashay Guushii Ilhan Cumar ee Doorashadii USA.

GAROOWE(P-TIMES)-Dowladda Puntland ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin u dirtay Ilhan Cumar, Mohamud Nur iyo Hodan Hassan, kuwaas oo Guulo Taariikhi ah ka gaaray Doorashada Dhexe ee 6 Bishan ka dhacday Dalka Mareynka.

Ilhan Cumar oo ah muwaadin Somali-American ah ku Guuleysata kursi Kamid ah aqalka Kongress-ka dalka Maraykanka, halka Maxamuud Nuur iyo Hodan Xasan ayaa iyagana ku guuleystay in ay ka mid noqdaan Aqalka hoose ee baarlamanaka gobolka Minnesota.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO ENGLISH AH.

 

One Comment

  1. Abdiweli says:

    Siyaasiyinta somalia wax haka bartan Ilhaan Omar sida xilka iyo umada daacaad loogu noqdo oo xilkasnimo iyo sharaf loo helo

Leave a Comment