DEG-DEG+AKHRISO: Tirada Dhimashada Qaraxyadii Muqdish oo korortay & Meydka Mulkiilihii..

MUQDISHO(P-TIMES)-Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotelka Saxafi iyo agagaarka Xarunta CID.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in dadka dhintay ay ka badan yihiin 15 ruux oo ahaa dad rayid ah oo ahaa dadkii wadada marayay.

Wararku waxaa ay tilmaamayaan in Dadka Dhintay uu Ku jiro Mulkiilihii Hotelka Saxafi, oo aabihiis Weerarkii 1-Nev-2015 Al-Shabaab Ku Qaaday Hotelkan lagu dilay.

Qaraxyada ayaa dhacay xilli wadada mashquul aheyd, gawaari fara badan ay wadada laamiga hormarta Hotelka Saxafi ay marayeen.

Mid ka mid ah gawaarida qaraxa uu saameeyay ayaa ahaa gaadiidka dadweynaha oo ay dad badan saarnaayeen xilliga gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxayay wadada Laamiga ee Hotelka Saxafi.

Wariyeyaal goobta tagay ayaa soo sheegaya in dhimashada ay ka badnaan karto tiradaas, isla markaana uu jiro burbur xoog leh oo uu sababay qaraxyada.

Ilaalada Hotelka ayaa toogtay afar dabley oo isku dayay inay dhabarka dambe ka soo galaan Hotelka, kaddib markii ay baabuur qaraxyo ah ku weerareen albaabka hore.

Ciidamada ammaanka ayaa goobta gaaray, waxaana socda gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxyada oo loola cararay Isbitaalada Muqdisho.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxyada ismiidaamin ee lagu weeraray Hotelka Saxafi iyo agagaarka Xarunta CID.

21 Comments

  1. Siciid Xirsi says:

    Duuf ku baxe Farmaajo waa madaxweynaha geerida iyo burburka.

    Kursiga madaxweynaha ka deg maxa yeelay uma aadan dhalan madaxtinimo ilkoyar boon marexaan of Jubbaland ayaa soomali ka tahay.

  2. Kenadiid says:

    Muqdisho caasimada ha laga raro maxa yeelay meel amaan leh mahaan, Muqdisho xarunta qaraxyada iyo qaarajinta waaye.

    Gaalkacyo ama Bosaso ayaa uu qalma caasimada dalka.

  3. Abduweli says:

    Maankiisa waxaa ku qufulan kacaankii uu ku dhex korey. Xilka uu hayo waxuu u yahay xil uu dhaxal u helay. Hantida qaranka waxay ula mid tahay hanti gaar ahaaneed. Wakhtiga’na waxuu ku beeldareeyey gancin madax shisheey. Wakhtiga u haray waxuu ku dhamaysan la dagaalan cid kasta oo uu isleeyahay tartan bay kula galin dorashada 2020

  4. Brettbubog says:

    Hot women for good sex every day: https://atho.me/3VVk

  5. Brettbubog says:

    HeiГџe und saftige Frauen in Ihrer Stadt wollen Sex: http://wntdco.mx/sexywomaninyourcity96380

  6. Brettbubog says:

    Finde eine heiГџe Frau fГјr guten Sex in deiner Stadt: http://www.short4free.us/sexywomaninyourcity43289

  7. Brettbubog says:

    Fick heute Nacht saftige Frau in deiner Stadt: https://tinyurl.com/sexywomaninyourcity86425

  8. Brettbubog says:

    HeiГџe Frauen fГјr Sex in deiner Stadt: http://jnl.io/sexywomaninyourcity52945

  9. Brettbubog says:

    HeiГџe Frauen fГјr guten Sex jeden Tag: http://www.lookweb.it/sexywomaninyourcity22278

  10. Marvinavecy says:

    Where to invest $ 3000 once and receive every month from $ 55000: https://lil.ink/howtoinvest300010416

  11. Jamesten says:

    Paid Surveys: Earn $30,000 Or More Per Week: http://corta.co/5000permonth95338

  12. Jamesten says:

    Find a hot woman for good sex in your town: http://corta.co/bestadultdating13031

  13. Jamesten says:

    Hot women for good sex every day: https://xxs.yt/bestsexygirlsinyourcity77020

  14. Jamesten says:

    Hot women for sex in your town: https://e13.co/bestsexygirlsinyourcity52963

  15. Jamesten says:

    Enquêtes rémunérées: gagnez 3 000 € ou plus par semaine: http://www.abcagency.se/bestinvestsystem98372

  16. Jamesten says:

    Comment utiliseriez-vous 3000 € pour gagner plus d’argent: http://ralive.de/bestinvestsystem36903

  17. Jamesten says:

    Comment gagner de l’argent supplГ©mentaire Г  la maison – seulement 3000 € par jour: http://rih.co/bestinvestsystem17584

  18. Jamesten says:

    Comment transformer 3 000 € en 128 000 €: https://tinyurl.com/bestinvestsystem34802

  19. Jamesten says:

    Wie man € 3000 schnell macht Schnelles Geld | Der beschäftigte Budgeter: http://valeriemace.co.uk/5500097040

  20. Jamesten says:

    Wie man € 3000 schnell macht Schnelles Geld | Der beschäftigte Budgeter: http://valeriemace.co.uk/5500097040

Leave a Comment