DEG-DEG+DAAWO: M/weyne Farmaajo oo tagaya Gobalka Amxaarada Itoobiya & Ujeedada oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa maalinta berri u safraya magaalada Bahr Dar ee Caasimadda Gobolka Ismaamulka Amxaarada Itoobiya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa magaalada Bahr Dar uga qeyb galaya shirka saddex geesoodka ay yeelanayaan Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO XOG SAABSAN.

Share on Facebook

2 Comments

  1. Cuqdada iyo cabsida uu ka qabo umada soomaaliyeed ayaa ka badan tan uu ka qabo shisheeyaha. Meeshii looga yeeraba waa taagan yahay. Waxaa moodaa in uu u xilsaaran yahay wazaarada dibada. Wax guul ah oo uu umada soomaaliyeed usoo hooyo majiraan. Shisheeyaha ayuu xaquuqda soomaaliyeed u saxiixaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.