DHAGAYSO:Cali Dheere & Al-shabaab oo shacabka Gaalkacyo war naxdin galiyey u sheegay kadib markii maanta….

MUQDISHO(P-TIMES)- Hoggaanka Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray weerarkii maanta ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo lala bartilmaameedsaday C/weli Cilmi Yare oo caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA CALI DHEERE

Sheekh Cali dheere oo ah afhayeenka Al-shabaab ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay waxa uu ku faah faahiyey weerarkii maanta Al-shabaab ay ku qaadeen xarunta C/weli Cilmi Yare oo ku taalay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaana uu Cali Dheere baaq u diray shacabka ku dhaqan Gaalkacyo.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA CALI DHEERE

Leave a Comment