DHAGAYSO:Dagaal dhiig badani ku daatay oo ka qarxay jiidaha hore & Malayshiyaadkii ugu badnaa oo…..

JOWHAR(P-TIMES)- Dagaalkan oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sababay khaasarayaal isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana uu dagaalku dhex maray malayshiyaad beeleedyo wada dega deegaankaasi. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Muddada uu socday dagaalkani ayaa waxaa lagu sheegay muddo labo saacadood ah, iyagoona malayshiyaadkii kuwada dagaalamay deegaankaasi ay dhex galeen waxgaradka degmada Cadale.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dagaalku uu bilowmay kadib aanooyin qabiil oo dhexmaray labada dhinac, waxaana dadkii ku dhaawacmay dagaalkaasi dhaawacyadoodii loo qaaday magaalada Jowhar si xaaladooda caafimaad wax looga qabto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.