DHAGAYSO:Dagaal mar kale ka qarxay furimaha hore & Madaafiic la isku garaacay kadib markii….

DHUUSAMAREEB(P-TIMES)- Faah faahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dagaal maanta ilaa caawa fiidkii hore ka socday deegaanka Kaxan-Dhaale oo dhaca Waqooyiga gobolka Galgaduud, kaas oo u dhaxeeya laba beeleed oo wada dega deegaankaasi. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA
Hadaba si aanu xog dheeraad ah uga helno dagaalkaasi iyo khasaaraha uu sababay ayaa waxaanu ka waraysanay mid kamid ah dadka deegaanka.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment