DHAGAYSO:Guushii Ilhan Cumar oo gil gishay Puntland & Hambalyo looga diray Garowe

GAROWE(P-TIMES)- Magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa maanta ka dhacay kulan lagu taageerayey xubnihii kusoo baxay doorashadii ka dhacday dalka Maraykanka, iyagoona hambalyo u bogaadin u diray xildhibaanada Soomaaliyeed ee kasoo baxay dalka Maraykanka. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODADKA

Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa hambalyo u diray saddexda xildhibaan ee kusoo baxay doorashadii Barlamaanka dalka Maraykanka oo ay guulaysatayaasha kamid ahayd xildhibaan ilhaan Cumar oo kasoo jeeda dalka Soomaaliya.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODADKA

Maxamuud Nuur iyo Hodon Xasan oo iyana goobtaasi ka hadlay ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in 3 Qof oo Soomaali ah inay kasoo dhex muuqdaan siyaasada dalka Maraykanka ayna sharaf u tahay umadda Soomaaliyeed.

One Comment

  1. Haliye says:

    Tolow GAAS maku dayan doonaa shariif sakiin oo ma is casili doonaa si dadka reer PUNTLAND u toosiyaan khaladaadkii ay ka galeen dhamaan maamuladii iskaga danbeeyay ee soo maray ee mid walbaaba dantiisa khaaska ah ka shaqaynayay.

Leave a Comment