DHAGAYSO:Kuraastii Xildhibaanada Baarlamaanka P/land ee G. Mudug oo la kala boobayo kadib markii….

GAALKACYO(P-TIMES)- Axmed Cali Shirwac ayaa sheegay in Kuraastaasi ay xaq u lahayeen Musharaxiinta u Tartamayasa in doorashadeeda ay ka dhacdo degmada Jariiban isagoo sheegay in Fargalin Siyaasadeed lagu hayo degmada Jariiban oo aysan u madaxbanaanayn arimaha Siyaasada degmada. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Axmed Cali Shirwac ayaa wuxuu ka hadlay sidoo kale Xildhibaanada Puntland ee 2019 imaanaya iyo Madaxweynaha waxyaalaha ay ku dooranayaan.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Ugu danbayn Nabadoon Axmed Cali Shirwac ayaa Ugu baaqay madaxweynaha Cusub ee Puntland imaanaya 2019 in lagu doorto Dhowr Shuruudood uu isagu uu ka dhawaajiyey.

One Comment

  1. Haliye says:

    GAAS haduu reer mudug wax kala oran waayay ma PUNTLAND buu kala oran karaa.
    Jileec ilayn looma dhinto.
    Ceeb lalama dhunto.

Leave a Comment