DHAGAYSO:Taliska Ciidamada Puntland oo war culus ku dhawaqay & Maxaabiis gacanta lagu hayo

GAROWE(P-TIMES)- Taliska ciidanka Puntland ayaa war saxaafadeed uu ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland kaga warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee guud ahaan Puntland gaar ahaan gobolada Sool iyo Nugaal. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Taliyaha cusub ee ciidanka oo warfidiyeenka la hadlay wuxuu shaaca ka qaaday in ciidanka dowladda Puntland ay gacanta ku dhigeen maxaabiis kala duwan tan iyo markii uu dhowaan la wareegey xilka taliska ciidanka.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

One Comment

  1. Abdiweli says:

    General muxiyadiin waa halyeey usoo baxay puntland

Leave a Comment