DHAGAYSO:Taliyaha guud ee Ciidamada Puntland oo ku dhawaaqay war aanan farxad galin Somaliland & Xiisadii Tukaraq oo….

TUKARAQ(P-TIMES)- Taliyaha guud ee ciidamada Daraawiishta Puntland C/shukri Cabdilaahi oo xilkii kala wareegay taliyihii hore ee ciidamada Daraawiishta Puntland Siciid Dheere ayaa sheegay in ay ciidamada u diyaar garoobaan dagaal lagu soo celinayo dhulka maqan laguna midaynayo shacabka Puntland isla markaasna ay haysto Somaliland. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Dhanka kale Sarreeye guuto Cabdishukri Cabdullaahgi ayaa waxa uu sheegay in ciidamada ay heli doonaan xuquuqda ka maqan isla mar ahaan taana aysan jiri doonin ciidamo la gadooda mushaar la’aan hadda wixii ka dambeeya.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment