DHAGEYSI XASAASI AH: Musharax Deni oo daaha ka rogay halka Xukuumadda Gaas geysay dhaqaalihii Puntland & Cidda qaadatay?

GAROOWE(P-TIMES) – Musharax Siciid Cabdullaahi Deni oo kamid ah musharaxiinta ugu cad-cad ee u taagan Madaxweyne-nimada Puntland ayaa si adag uga hadlay xaaladda dhaqaalaha Puntland, oo ay maanta mushaar la’aan ka cabanayaan shaqaalaha rayidka ah iyo ciidamaddii dawladda Puntland, waxaana uu sheegay in dhaqaalihii si ba’an loo lunsaday.

Musharax Deni ayaa sheegay in dhaqaalihii Puntland lays kula xisaabtamayo hantidii laga dhacay shacabka sannadyadii lasoo dhaafay, wuxuuna sheegay in dhaqaalaha Puntland lagu dhisay magaalooyin kale oo ka baxsan Soomaaliya laguna xisaabtamayo.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

 

One Comment

  1. Cismaan Maxamuud says:

    Dhaqaalihi Puntland waxa burburshay Cabdiweli Gaas.

Leave a Comment