WARBIXIN: QM oo Lagu Eedeeyay Inay Bahdisho Shaqaalaha Soomaalida ah & Faadumo Dayib oo takoor uga taktay.

MUQDISHO(P-TIMES)-Murashax madaxweyne hore, Fadumo Dayib, ayaa daboolka ka qaadday sababta ay uga rukhseysatay shaqadii ay QM uga heysay Soomaaliya. Waxa ay sarkaal jumciyadda qurumaha ka dhaxeysa ka tirsan ku eedeysay Soomaali Takoor.

Qoraallo is-dabajoog ah oo ay soo dhigtay tirsigeeda Twitter-ka ayey haweeneydan Soomaali-Finishka ah waxa  ay saraakiil sare oo QM ah ku eedeysay dhaqan Takoor oo ka dhan ah Hawlwadeennada Soomaalida ah ee UN-ta.

“Waxa aan ahaa Soomaaligii ugu horreyay ee laga dhigo Agaasime wadanka oo dhan. Aniga oo gudanaya shaqadeydii Soomaaliya ayaa la ii sheegay  in aan Soomaalida loo oggoleyn jagada ceynkaas ah. Af xumo, Argagixin iyo Naceyb ayaa la igu sameeyay. Sannad iyo lix bilood ayaan dhibtaas ku jiray iyadoo sidaas la iila dhaqmayo” ayey qoraalkeeda ku tiri, Fadumo Dayib.

Waxa ay weerartay, Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah xoghayaha guud ee QM, ahna isku duwaha Hawlaha Bani-aadamnimo ee Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay inuu ka dambeeyay ciifadeedii QM.

“Iyadoo  qarsoodi ah, ayuu De Clerq I aflagaadeyay, Ii goodiyay, Ina Argagixiyay. Iyadoo uu dhaqdhaqaaqa Hal ku dhigga metoo uu socdo caalami ahaan ayey si aan laga warqabin dumarka ka tirsan QM la kulmayaan Qarawgaas oo kale.  Waxaa la gaaray waqtigii metoo UN-‘Anna sidoo  kale QM  dhexdeeda laga sameyn lahaa’. Ugu dambeyntiina wan qarxiyay shaqadana bishii la soo dhaafay ayan ka tegay” ayey qortay, Fadumo Dayib.

“Tani waa Soomaaliya, si la mid Soomaalida kale ee heysta jagooyinka takhasuska ah ee caalamka ayaa sidoo kale loo sheegay inay si nidaamsan ku banneeyaan. Waxa aan leenahay dhalashooyin kala duwan, dambigeenna kaliya waxaa weeye Isirkeenna. Kolka yaa la cunsuriyeynayaa?” ayey raacisay.

“Sida muuqata qofka Soomaaliga ah, dhowrsanaanta  dhaqanka Isirkiisa ayaa ah Argagixiso, si dhuumaleysi ah ayuu dowladda ula shaqeeyaa , waa musuqle, dhanna u janjeera. Waxa ay sidoo kale dhigi lahaayeen astaan leh, “Soomaalida iyo Eeyaha looma ogola”. Tani  waa  Soomaaliya  Jasuureyn” ayey qortay Fadumo Dayib.

“Sidaas awgeed, waa maxay Cunsuriyad? Yaa Cunsuri ah? Marka Xoghayaha guud ee QM la weydiiyay haddii Soomaali jago caalami ah ka heli karto Soomaaliya , waxa uu yiri, HAA.. inkastoo aysan halkaas ku dhalan oo aysanna heysan dhalashada Soomaaliya. Sida iska cad De Clercq si kale ayuu u fakerayaa” ayey tiri Dayib.

“Waxaa jira boqollaal kale oo sidan mudanaya, mana awoodaan inay ka hadlaan. Wey cadahay waxa aan ahaa kaas oo kale, Daciif Soomaalidii ayaad wax u qabatay intii aad la qaban lahayd.  Waxa aan ahaa Adoonkaas u bareeray inuu miis la fariisto Mudanaha iyo qoyskiisa.” Ayey raacisay.

Sida ay sheegtay Faddumo  Dayib, isla shaqadi ay heysa oo kale ayaa looga bandhigay wadamo kale , sida; Uganda, New York ama Nairobi laakin wey ku gacan seyrtay.

Soomaali badan ayaa Barta Twitter-ka toos u soo galay kadib shaacinta xogta. Sida hoose ayeyna wax uga qoreen:-

“Geesiyad baad ku tahay in aad ka hadashay, waa arrin la daboolay. Waxa ay tahay in laguugu karaameeyo ayaa ah in aad waxbaratay, oo aad guryo-noqotay si aad ugu adeegto wadankaaga, taasoo ah waxa ay hay’aduhu ka shaqeynayaan inay ka hortagaan, ahna mid ka mid ah sababaha ay Soomaliya walina usoo kabsan” ayey tiri Anisa Xaaji Muumin, oo Horey u soo noqotay Wasiiradii Haweenka Puntland.

Mohamed Ingiriis ayaa qoray,  “Muqdisho, dhawaantan intii aan sameynayay cilmi-baaris goobaha shaqada ah, xildhibaanad ayaa ii sheegtay in de Clercq uu uga digay inaysan dooran murashax gaar ah doorashadii madaxtinimo ee 8 February 2017. Iyadoo laga duulayo caddeyntan cusub, waxa aan u jeedin lahaa madaxa QM ee fadhigiisu yahay New York inuu baaro faragelinnadan”

“Kadib markii, Xafiisyada dhamaan hay’adaha aan dowliga ahayn ee caalamka loo soo wareejiyay  Soomaaliya, tallaabada xigto ayaa ah in wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha iyo wasaaradda arrimaha shaqada,ay qaadaan tallaabada xigta oo lagu xaqiijinayo in shaqooyinka ay ka bixi karaan muwaadiniinta Soomaaliyeed inay buuxiyaan, Waxa ay la kulantay Fadumo Dayib waa inay noqdaan digniin” ayuu qoray Dalmar Hassan.

Fadumo Dayib ayaa gashay tartanka doorashada Madaxtooyada Soomaliya  2016, balse goor dambe ayey isaga hartay, iyadoo sheegtay in doorashadu tahay mi aan caadi ahayn.

Faduma Dayib oo ah 46 jir, goor dambe ayaa loo magacaabay maamulaha QM Arrimaha haweenka  ee dalka Soomaaliya.

 

14 Comments

  1. I have to voice my appreciation for your kind-heartedness for visitors who absolutely need assistance with this particular field. Your real commitment to passing the message all around appears to be remarkably informative and has all the time empowered guys and women much like me to realize their aims. The invaluable help means a great deal to me and substantially more to my peers. With thanks; from all of us.

  2. I wish to express my gratitude for your kindness for visitors who really need help on that topic. Your very own dedication to getting the message all over became unbelievably important and has continuously helped people much like me to reach their desired goals. Your amazing helpful publication means much to me and even further to my mates. Regards; from all of us.

  3. My spouse and i got very fortunate that Raymond managed to finish up his reports through the ideas he gained from your own blog. It is now and again perplexing just to find yourself giving for free secrets which often people today have been making money from. Therefore we figure out we need you to be grateful to because of that. The main explanations you’ve made, the simple website navigation, the relationships you can aid to engender – it’s mostly astounding, and it’s assisting our son and the family feel that this issue is amusing, and that’s highly important. Many thanks for everything!

  4. I would like to show my gratitude for your generosity in support of men and women who really need help with this one situation. Your personal commitment to passing the message all around ended up being rather helpful and has consistently made workers like me to arrive at their targets. This helpful key points signifies a great deal a person like me and a whole lot more to my colleagues. Many thanks; from everyone of us.

  5. I simply had to thank you very much again. I do not know what I could possibly have undertaken in the absence of the actual secrets provided by you relating to my area. Certainly was the troublesome concern in my opinion, however , taking note of this expert form you solved that took me to jump for delight. I’m just happy for the advice and believe you realize what a great job you are always accomplishing educating many others through your website. Most likely you’ve never come across any of us.

  6. I have to voice my passion for your generosity giving support to men who must have help on this important question. Your personal commitment to getting the message all through ended up being astonishingly practical and has consistently enabled workers just like me to arrive at their targets. Your own insightful publication entails so much a person like me and extremely more to my office workers. Warm regards; from everyone of us.

  7. I wish to point out my appreciation for your kind-heartedness in support of individuals that absolutely need help with the situation. Your real dedication to getting the message all around had become definitely insightful and have without exception encouraged ladies like me to attain their aims. The invaluable advice implies a whole lot to me and further more to my mates. Regards; from all of us.

  8. Thank you for your own labor on this web site. My mum really loves doing investigation and it’s really simple to grasp why. My partner and i know all relating to the dynamic means you make reliable tips via this web site and even cause response from other ones on that area of interest then our own daughter is without a doubt understanding a lot of things. Take pleasure in the remaining portion of the year. Your carrying out a remarkable job.

  9. I simply had to thank you very much yet again. I’m not certain what I would have done without these basics shown by you regarding my situation. It was the distressing scenario in my view, but looking at your specialized tactic you resolved that made me to jump for joy. I will be happier for the information and even hope that you comprehend what a great job you are always getting into teaching many people through the use of your web page. I’m certain you haven’t got to know any of us.

  10. Thank you for your whole labor on this web page. Betty takes pleasure in doing internet research and it is obvious why. Most of us hear all relating to the compelling manner you produce effective tricks on this blog and as well invigorate response from people on this theme so my girl is in fact learning a whole lot. Enjoy the remaining portion of the new year. You’re the one performing a powerful job.

  11. Thank you for all your hard work on this blog. Kim takes pleasure in engaging in investigation and it’s really easy to understand why. A number of us notice all concerning the lively ways you produce advantageous things on the web blog and in addition recommend participation from people about this point plus our favorite princess is actually studying a whole lot. Take advantage of the rest of the new year. You are carrying out a dazzling job.

  12. I must get across my admiration for your kind-heartedness supporting individuals that have the need for help on this important issue. Your very own commitment to passing the message throughout had been exceptionally important and have truly permitted guys and women just like me to achieve their pursuits. Your entire important instruction entails a lot a person like me and extremely more to my mates. Thanks a lot; from all of us.

  13. I simply wanted to say thanks once again. I am not sure what I could possibly have sorted out without the entire advice shared by you about my industry. This was the distressing scenario in my view, but discovering the very skilled approach you resolved the issue took me to jump over fulfillment. Now i am thankful for your advice and then trust you comprehend what a powerful job you are carrying out instructing people today with the aid of your blog post. Probably you have never come across all of us.

  14. Thanks so much for providing individuals with an extremely marvellous possiblity to check tips from this blog. It is usually so enjoyable and also full of a great time for me personally and my office colleagues to search your site particularly 3 times in one week to study the newest tips you have got. And indeed, we are certainly astounded with the effective creative concepts you give. Certain 1 tips on this page are absolutely the most beneficial I have had.

Leave a Comment