DAAWO:Muqdisho oo lagu sameeyay gaadhi aan xabadu karin & Bandhig Carweedkii bulshada ka yaabiyey

MUQDISHO(P-TIMES)- Gudoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa daah furay bandhiga wax soo saarka warshadaha ciidanka asluubta dalka oo maanta Muqdisho ka bilowday. RIIX HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Bandhig Carweedkan ayaa waxaa sameeyay maxaabiista ku xidhan xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana halkaasi kusoo bandhigeen gaadhi aan xabaddu karin, qalabka fadhiga, kuraas, miisas casri ah iyo qalabka hiddaha iyo dhaqanka oo ay sameeyeen.

RIIX HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment