DAAWO:Xiisadii Camay & Gaas oo cirka sii gashay Iyo Wasiiro safka hore kasoo galay

GAROWE(P-TIMES)- Cabdi Xirsi Qarjab wasiirka warfaafinta Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa saxafiyiinta faray in aysan khal khal gelin xaalada Puntland, waxaana usoo bandhigay sida ugu haboon ee la doonayo inay wararka u tabiyaan. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Dhinaca kale isagoo ka hadlayey xiisada hogaanka Puntland ayuu kula saftay C/weli Gaas, wuxuuna sheegay inuu xaq u leeyahay madaxwaynuhu inuu soo saaro gudiga xalinta iyo khilaafaadka oo uu sheegay inaan dadka lagu wareerin gudiga uu magacaabay Cabdixakiim Camay madaxwyane ku xigeenka Puntland.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

4 Comments

  1. Mahad Cumar Saleebaan says:

    Puntland
    Dowlada Puntland
    MADAXWEYNE Cabdiweli Gaas

    Muqdisho
    Burcada isugu yeerta “Dowlad” laakin Soomaali uu taqaan “kooxda Nabar iyo Naxdin”
    HOGAAMIYE KOOXEED Farmaajo

    Reer Puntland hada nahay jajuusinta musharaxiin isugu yeera ma rabno ha aadan magaalada qaraxyada iyo qaraajinta laga soo diray. Madaxweyne Cabdiweli Puntland ha ka badbaadsho jajuusinta hogaamiye kooxedka Muqdisho soo diray.

  2. Haliye says:

    Kan faalada hoose qoray ama Waa indhool +dhagoole ama waa ciyaalka Gaas gurigiisa jooga.
    Adeer dhibka PUNTLAND ka jira cid aysan u muuqan ma jirto, lacag false-da ah, mushahar la’aan, nabadgelyo la’aan, musuqmaasuq, dhulkii PUNTLAND oo maalinba lagu soo durkayo.

  3. Haliye says:

    Isimadii maxamud saleebaan buu xataa isku diray.

  4. Anonymous says:

    Madaxweyne Gaas soo noqo marlabaad
    Inshaa Allaah
    Kuwa laga soo diray villa xamar puntland maslaxad uma hayaan
    Insha Allaah iyagoo hungo ah bay xamar kulaaban

Leave a Comment