DEG DEG: Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Ansixinta Xildhibaanada cusub.

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hadda magacaabay guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta xildhibaanada cusub, kaas oo ay sugayeen dhamaan shacbaka Puntland.

 

Leave a Comment