DEG DEG+DHAGAYSO:Dagaalkii ka dhex qarxay Gaas & Camay oo daafaha u baxay Iyo Qaar kamid ah xubinihii gudidii xalinta oo hada ku dhawaaqay in ay…..

GAROWE(P-TIMES)- Kadib markii uu cirka isku sii shareerayey muddooyinkii ugu dambeeyey khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo maalin ka hor kala magacaabay gudido isku shaqo ah ayaa waxaa goor dhoweyd warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Garoowe qaar kamid ah xubnihii uu magacaabay madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Axmed Aadan Carab oo hore xilal kala duwan uga soo qabtay Puntland isla markaasna kamid ahaa gudigii xalinta khilaafaadka ee uu magacaabay madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa hada ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu ka hayey gudigaasi, waxaana uu sheegay in uu Mr. Camay wax la tashi ah kala samayn magacaabistiisa.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment