DEG DEG+DHAGAYSO:Gudigii xalinta khilaafaadka Puntland oo hada Garowe kaga dhawaaqay war culus & Xildhibaanada oo lagu xidhay…..

GAROWE(P-TIMES)- Kadib markii maalmo ka hor uu soo magacaabay madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas gudida xalinta khilaafaadka Puntland oo ka kooban Sideed xubnood ayaa waxaa maanta gudaha magaalada Garoowe kulan ku yeeshay xubnaha gudidaasi oo guda galay shaqooyinkii loo igmaday, iyagoona soo saaray qodobo dhowr ah.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment