DEG DEG+DHAGAYSO:Shacabka Garoowe oo Camay & Gaas kabaha la dul maray Iyo Dagaalkii ka dhex aloosnaa oo…..

GAROOWE(P-TIMES)- Shacab weynaha ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si yaabo kala duwan uga hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa, waxaana ay sheegeen in gudida khilaafaadka Puntland ee Gaas soo magacaabay ay yihiin kuwo jira.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODADKA SHACABKA

Qaarkood ayaa sheegay in Camay uusan xaq u lahayn magacaabista gudida khilaafaadka Puntland isla markaasna ay haboon tahay in khilaaf uu xiligani soo kala dhex galin labada masuul, halka qaarkood ay eedeyn u jeediyeen labadoodaba.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODADKA SHACABKA

 

Leave a Comment